Wadooyinka Muqdisho Oo Xirxiran Iyo Amarkii Madaxweynaha Oo Laga Dhago Adeygay

1 min read

waxaa maanta xiran wadooyinka halbowlaha u ah kala socodka dadka iyo gaadiidka magaalada muqdisho  waxaana muuqata in dalku ka shaqeyn amarka madaxda dalka ugu sarsareysa taaso noqotay arin cajiib ah in kasotoo aan wali la ogeyn sababta ey wali wadooyinka muqdosho u xirxiranyihiin

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com