Published On: Fri, May 25th, 2018

Daawo OO AKHRISO: muqaalo shalay laga baahiyay khasaaraha Somaliland kasoo gaaray dagaalkii Tukaraq oo beenowday.

Share This
Tags

Ayadoo maalinimadii shalay warbaahinta soomaalida baahiyeen muqaalo iyo sawiro ka turjumaayo dhalinyaro dhaawacyo ah oo la geeyay isbitaalka magaalada Laascanood kuwaasi oo lagu sheegay in yihiin dagaalamayaashii ka dagalamaaye aaga tukaraq.

Isku duwaha isbitaalka Laascanood ayaa sheegtay in dadkaas ahayeen itoobiyaan gaar ahaan Oromada oo halkaas gaari kula qalimay waxaana ay sheegtay in 35 qofood iyo hal meyd ah.

Isku duwaha ayaa sii raacisay in waxba kama jiraan ay tahay wararka maalinimadii shalay labaahiye oo ahaa in dadkaas ahayeen dagaalamayaashii ka dagalamaaye dhinaca tukaraq oo kasoo jeedo degaanada Somaliland.

Hadalkaan ayaa imanaayo xili maalinimadii shalay dagaal xoogan halkaas kudhex maray ciidamada kala taabacsan maamulada Puntland iyo Somaliland.

Dhakhtar ka LaasCaanood oo la ciir ciiraya dhawac Oromo uu gaadhi la rogmaday iyadoon wax dhaawaca aan looga keenin jiida dagaalk.Ha rumaysan sawirada ay reer Puntland la wareegayaan ee Oromada dhulka jiifta.

SlÄet op af Mahdi Dhere i Torsdag den 24. maj 2018

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>