Daawo Warbixin Cusub Xiisa leh kuna saabsan Ciidamada Somalia ee Turkiga ku tababarayo Muqdisho…

1 min read

Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo heesta tababaro kala duwan ayaa waxaa loo diyaarinayaa sidii ay ula wareegi lahaayeen Amaanka guud ee dalka si ciidamada Amisom ay u baxaan balse waxaa kaalinweyn ka qaadanaya Tababarka Ciidamada Dowlada Soomaaliya dowlada aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com