Connect with us

Wararka

DAAWO: Jaaliyada Somaliland ee Dalka Ingiriiska Oo Taagero aan kalaharlahayn u Muujiyey Dowlada Farmaajo

Published

on

Jaaliyada Somaliland ee Dalka ingiriiska ayaa xaflad lagu qabtay dalkaasi waxa ay si cad ugy shegen iney taagersan yihiin Dowlada Madaxweyne Farmaajo iyago amaanay waxqabadka mudada ay jirto waxana sidoo kale ay shaaciyen in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi u ka shaqeyo qabyaalada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka

alshabaab oo hobiyeyaal ku tuuray garoon ku yaal sh/hoose

Published

on

inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday madaafiic alshabaab ey ku tuureen garoon halkaas ku yaala

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Hoobiyeyaasha ayaa lagu weeraray Garoon ku yaalla Duleedka Magaalada.

Xilliga ay hoobiyeyaasha Shabaab ay kusoo ridaayeen Garoonka ayaa waxaa ku sugneyd Diyaarad Helicopter ah

Continue Reading

Wararka

wazaarada xanaanada xoolaha oo amaro adag kasoo saartay xoolaha lagu qalo muqdisho maalmaha ciida

Published

on

Iyada oo ay fooda Nagu soo heydo Maalmaha Eida Adxa oo ay Umada Muslimiinta  ay qalaan Xoolo Badan ayaa Wasaarad Xanaanada xoolaha Soomaaliya  waxa ay Amar kazoo Saartay  xoolaha Lagu dhaxqalayo Caasimida

Maxamed Cumar  oo ah agaasimaga Guud ee wasaarada Xanaanada Xoolaha soomaaliya oo Warbaahinta kala Hadalay xarunta wasaarada ayaa sheegay in ay ka dhalan karan  Cudro  kala Duwan

Dhanka kale Agaasimaha  Hay.ada Caafimaadka Xoolaha Aduunka ee Soomaaliya oo isna Ka hadalay  Madasha   waxa uu sheegay in dhibaatooyin Badan laga dhaxlay Xoolihii Horay magaalada lagu dhaxaqalay  iyada oo Magaalada Ay ku kuyaalan Kuwaano Xoolaha lagu  qalo oo ay dowlada iyo shirkadao Ganacsi ay sameeyeen  iyada oo uu warbaahinta uu lwadaagay Bayayaan ka kooban dhowr qudub

Wasaarada  xanaanada Xoolaha maxamed Cumar iy o Agaasimaha  caafimaada xoolaha aduunka  ee somaaliya faarax maxamed Ali

Continue Reading

Wararka

wariye lagala baxay gurigiisa degmada wanlaweyn

Published

on

Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maanta gurigiisa kala baxay Wariye ka tirsan Idaacadda Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo u kaxeystay meel aan la garaneyn.

Wariyaha gurigiisa lagala baxay ayaa lagu magacaanayay Ismaaciil Yuusuf oo ka mid ahaa Maamulka Idaacadda Wanlaweyn.

Lama oga sababaha ay Ciidamada gurigiisa ugala baxeen Wariyaha, waxaana dadka reer Wanlaweyn ay hadal hayaan dhacdadan.

Idaacadda Wanlaweyn ayaa ka mid idaacadaha maxaliga ee ka howl galaa degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka ugu badan ee tacadiyada loogu geyso Wariyeyaasha, waxaana sanadihii u dambeeyay Wariyeyaasha ay dhibane u ahaayeen dhinacyada iska soo horjeedo Siyaasadda Soomaaliya.

Continue Reading

Trending