Connect with us

Entertainment

‘Better Call Saul’ has been renewed for a fourth season

Quis autem vel eum iure reprehenderit qui in ea voluptate velit esse quam nihil molestiae consequatur, vel illum qui.

Published

on

Photo: Shutterstock

At vero eos et accusamus et iusto odio dignissimos ducimus qui blanditiis praesentium voluptatum deleniti atque corrupti quos dolores et quas molestias excepturi sint occaecati cupiditate non provident, similique sunt in culpa qui officia deserunt mollitia animi, id est laborum et dolorum fuga.

Quis autem vel eum iure reprehenderit qui in ea voluptate velit esse quam nihil molestiae consequatur, vel illum qui dolorem eum fugiat quo voluptas nulla pariatur.

Temporibus autem quibusdam et aut officiis debitis aut rerum necessitatibus saepe eveniet ut et voluptates repudiandae sint et molestiae non recusandae. Itaque earum rerum hic tenetur a sapiente delectus, ut aut reiciendis voluptatibus maiores alias consequatur aut perferendis doloribus asperiores repellat.

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

“Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat”

Nemo enim ipsam voluptatem quia voluptas sit aspernatur aut odit aut fugit, sed quia consequuntur magni dolores eos qui ratione voluptatem sequi nesciunt.

Et harum quidem rerum facilis est et expedita distinctio. Nam libero tempore, cum soluta nobis est eligendi optio cumque nihil impedit quo minus id quod maxime placeat facere possimus, omnis voluptas assumenda est, omnis dolor repellendus.

Nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Sed ut perspiciatis unde omnis iste natus error sit voluptatem accusantium doloremque laudantium, totam rem aperiam, eaque ipsa quae ab illo inventore veritatis et quasi architecto beatae vitae dicta sunt explicabo.

Neque porro quisquam est, qui dolorem ipsum quia dolor sit amet, consectetur, adipisci velit, sed quia non numquam eius modi tempora incidunt ut labore et dolore magnam aliquam quaerat voluptatem. Ut enim ad minima veniam, quis nostrum exercitationem ullam corporis suscipit laboriosam, nisi ut aliquid ex ea commodi consequatur.

Entertainment

maxaa ka cusub kooxdaada 24ka saac ee ugu dambeesa

Published

on

Qodobka 1-aad: Kooxda Roma ayaa dadaal ugu jirto inay Suso iyo Juan Cuadrado kasoo kala qaadato kooxaha AC Milan iyo Juventus.

Qodobka 2-aad: Chelsea ayaa rajeeneyso sida ugu dhaqsiyaha badan inay kasoo gaba gabeyso saxiixyada labada cayaaryahan ee Seie A-da Talyaaniga ka cayaaraan Matias Vecino & Mattia Caldara.

Qodobka 3-aad: Olivier Giroud  ayaa kusoo jeedo horyaalka France asigoo dalab ka helay naadiga Marseille xili qorshihii Atletico Madrid ku aadi lahaa fashlimay.

Qodobka 4-aad: Daily Mail ayaa qortay in Real Madrid 100-milyan oo pound kusoo qaadaneyso Willian iyo Thibaut Courtois oo naadiga Chelsea ka  wada tirsan.

Qodobka 5-aad:  Kooxda Barcelona ayaa dhigeeda Sevilla ka aqbashay 9.50-milyan oo euro ah oo ay ku qaadanayaan Aleix Vidal .

Qodobka 6-aad: Juventus ayaa go’aankeeda badashay waxayna heshiis cusub ka saxiixi doonaan cayaaryahan Miralem Pjanic 48-saac nagu soo fool leh.

Qodobka 7-aad: Tababaraha Bayern Munich Niko Kovac ayaa saxaafada u sheegay in Robert Lewandowski xagaagan kooxda isaga tagi doonin xili Real Madrid iyo Man United lala xariirinaayo.

Qodobka 8-aad: Kooxda Lazio ayaa dhigeeda Arsenal u sheegtay inaysan 8-milyan oo euro ah ka badan ku iibsan doonin cayaaryahan Lucas Perez.

Qodobka 9-aad: Cayaaryahan David Luiz ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa cayaareed wuxuuna sheegay inuu ku faraxsan yahay ka hoos shaqeynta tababare Sarri sidoo kalena meelna uusan kaga soconin Chelsea xagaagan.

Qodobka 10-aad: Naadiga Sevilla ayaa hoos u dhigtay lacagaha ay ku dooneyso Steven N’Zonzi haatan 30-milyan ayay ku rabaan ayagoo markii hore 40-milyan euro ah ku rabeen waxaana saxiixiisa ugu cad cad Roma ayadoon meesha laga saari karin Arsenal iyo Barcelona inay xidigaan rabaan.

Qodobka 11-aad: PSG ayaa iska diiday iibsashada Anthony Martial oo ay Man United u bandhigtay madaama United cayaaryahankan ku dooneyso 71-milyan oo pound.

Qodobka 12-aad: Man United ayaa rajeeneyso inay labo saxiix muhiim ah sameyso ka hor inta uusan suuqa Premier League xirmin 9-ka bisha August waxaana loo badinaa Willian ama Perisic inay soo qaadan doonto halka daafacyada Harry Maguire ama Yay Mina midkood ay soo qaadan doonto.

Qodobka 13-aad: Arsenal ayaa loo ogolaaday inay la hadli karaan cayaaryahan Ousmane Dembele oo diidan inuu xagaagan Barcelona baaqi kusii ahaado balse Gunners waxay ku dooneysaa inay amaah ku qaadato wiilkan halka Barcelona ku rabto 135-milyan oo pound.

Qodobka 14-aad: AC Milan ayaa ku dhow soo qaadashada daafaca reer Brazil Rodrigo Caio oo 24-jir ah kana tirsan naadiga Sao Paulo.

Qodobka 15-aad: War cusub oo Football London qortay ayaa lagu sheegayin Chelsea 55-milyan oo euro ah iyo Alvaro Morata u bandhigtay Juventus sidii ay kaga soo qaadan laheyd Higguain iyo Ruggani.

Qodobka 16-aad: Kulamada saaxiibtinimo ee kooxaha caanka ah maanta cayaarayaan:

ICC Cup: PSG Vs Atletico Madrid (2:35 duhurnimo xiliga geeska Afrika)

Continue Reading

Entertainment

Fanaanka caanka ah ee Ilkacase oo Hees Raab ka qaaday Gumaadka Oromada ee Somalida

Published

on

By

Fanaanka caanka ah ee Ilkacase oo Hees Raab ka qaaday Gumaadka Oromada ee Somalida

Continue Reading

Banaadir

Cajiib Dil laga Been Abuuray Wariya Caan Ah Oo Lagu Badbaadiyay Dad Badan

Published

on

sida aan kasoo xiganay BBC da Arkady Babchenko oo ah wariye u dhashay dalka Ruushka ayaa indhaha caalamka qabsaday dhamaadka bishii May ee sanadkan, kadib markii isaga iyo laamaha ammaanka ee dalka Ukraine ay ka been shegeen dhimashadiisa.

Mr Arkady ayaa waxaa uu ka shekeeyay wixii xiligaasi dhacay, isagoo na tilmaamay in nin katirsanaa madhabta qibdiyiinta oo lagu magacaabo Oleksiy Tsymbaliuk uu qeyb ka ahaa qorshaha ay malegeen ciidammada ammaanka ee Ukraine, kaasi oo ay shegeen in looga hortagayay dilal qorsheysanaa.

.

Ciidammada Ukraine ayaa waxaa ay shegeen in arrintan ay u sameyeen, si loo fashilo doorka Ruushka uu ku leeyahay dilalaka qorsheysan ee ka dhanka ah siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo horjeeda.

Dhamaadka bishii May ayay aheyd markii warka ku saabsan in wariye Arkady Babchenko oo ahaa nin aad u dhaliila siyaasadda madaxweyne Putin la sheegay in la dilay, waxaana laga warhelay isagoo ku dhexjira barkad lagu qubeysto oo ku taala guri uu ka degenaa magaalada Kiev ee dalka Ukraine.

Xiliga la sameynayay dilka been abuurka ah waxaa warbaahinta caalamka qabsaday sun la qaadsiiyay nin u dhashay dalka Ruushka iyo gabar uu dhalay oo lagu sumeeyay magaalada Salisbury ee dalka Ingiriiska, taasi oo keentay in dadku ay u fasirtaan in arrintan uu Ruushka ku lug leeyahay.

Saacado un kadib, dhimashada laga been abuuray ee wariyaha ayaa waxaa ku kadsoomay golaha ammaanka ee Qaramada midoobay oo ka hadlay, waxaase la yaab noqotay markii ra’iisul wasaraaha Ukraine uu dalka Ruushka ku edeeyay dilka weriyaha, taasi oo markii dambe wajigabax ku noqotay xukuumadda dalkaasi, kadib markii weriye Arkady uu ka soo muuqday shir jaraa’d isagoo badaqaba.

Haddab baaritaan ay BBC-du ku sameesay arrintan ayaa lagu ogaaday waxyaba badan oo ku saabsan qaabka ay wax u dhaceen.

Haddii uusan aheyn Oleksiy Tsymbaliuk, waxay u muuqan laheyd in la dili lahaa weriye Arkady Babchenko oo lagaa ba yaabo in loo adeegsan lahaa dad kale oo khaarajiya.

Horantii sanadkan ayaa Mr Oleksiy Tsymbaliuk waxaa lasoo xiriiray ninka sawirkiisu uu hoos ka muuqda oo ay horay isu yaqiinen, kaasi oo katirsanaa shirkad sameysa hubka oo lagu magacaabo Borys Herman.

.

Waxaa uu sheegay in ninkan uu ka dalbday inuu dilo dhowr qof oo uu sheegay inay yihiin dad cadaw ah, waxaana intaa loo raaciyay in dhaqaalihii lagu fulin lahaa dilalka ay diyaar yihiin.

Mr Oleksiy Tsymbaliuk oo fahansan xaaladda ayaa isago muusoonaya waxaa uu aqbalay dalabkii, waxaana markii dambe uu maclumaadka ku saaban arrintan uu la wadaagay laamaha ammaanka ee dalka Ukraine.

Hasayeshee ciidammada Ukraine ayaa iyagoon cidna la wadaagin arrinkan waxaa ay go’aansadeen inay sameyaan qaab lagu been abuuri karo dilka mid kamid ah dadka la bartilmaameedsanayay, si loo soo qabto kuwa raba inay dilka geystaan iyo qorshahooda.

Booliska dalkaasi ayaa markii dambe waxaa ay xiriir dhaw la sameyeen ninka loo soo igmaday inuu wax dilo, si loo ogaado waxa ay damacsanyihiin.

Markii uu soo baxay warka sheegaya in wariyihii la dilay aya ninka loo igmaday inuu dilka fuliyo waxaa uu farrin qoraaleed u diray ninkii maleegayay dilka, isagoo na u sheegay inuu fuliyay dilka, waxaana qorshuhuu uu ahaa inay kulmaan isaga iyo Oleksiy, si looga wada hadlo waxa hagaagay iyo qorshaha xiga ee lagu khaarajinayo dhowrka qof ee kale.

Meel katirsan magaalada Kiev ayay ku ballameen, hasayeshee Mr Oleksiy Tsymbaliuk ayaa ku wargeliyay ciidammada SBU-da ee Ukraine waxa dhexmaray isaga iyo ninka ay ballameen.

Booliska Ukraine ayaa markii dambe gacanta kusoo dhigay ninka hoos idin kaga muuqda ee doonayay in la dilo dhowrka qof, waxaana sidaasi lagu badbaadiyay dhowr qof oo qorshuhu ahaa in la dilo, iyadoo la adeegsnaayo dad kale.

.
 

Continue Reading

Trending