19 Aug 2008Muqdisho oo weli ay ka sii socdaan dagaalada ku dhufo oo ka dhaqaaqda ah. Dagaal culus oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta wuxuu ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalkaasina uu u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya oo isku dhinac ah iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda.
... » Read More